Home Wararka Maanta Sweden Migrationsverketka oo soo bandhigtay Tirada Dadka soo gudbiyay Codsiga lagu helayo...

Sweden Migrationsverketka oo soo bandhigtay Tirada Dadka soo gudbiyay Codsiga lagu helayo Sharciga ee Dugsiga Sare..

0

Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa ka hadashey halka uu marayo go.anka dhawaan Barlamaanka Sweden uu ansixiyay kaasi oo ku aadan helista Sharciga Ee dhalaanka Dalka ku sugan.

Sharciga oo fursad lagu siinayo dadka helay diidmada ayaa durba ka bilowday laanta socdaalka waxaana hay.ada laanta Socdaalka Sweden ay sheegtay tirada dadka soo gudbiyay codsigooda.

Ku dhawaad 4000 kun oo qof ayaa soo soo gudbiyay Codsiga ku aadan helista Sharciga daganaanshaha waxaana durba go.an deg deg ah laga gaaray 100 kiis oo ku aadan heerka waxbarashada dugsiga sare.

Wararka dheeraadka.

Hay.ada ayaa dib u dhigtay Sharcigan oo dhawaan Barlamaanka Dhexmaray kadib markii lagu sheegay in uu leeyahay dal daloolo baban.

Lasoco faafaahinta.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here