Home Wararka Maanta Sweden Xisbiga Moderatka oo Joojinaya Kooxaha Gangiska ee geesta Weerarada

Sweden Xisbiga Moderatka oo Joojinaya Kooxaha Gangiska ee geesta Weerarada

0

Sweden 13 May = Xisbiga Moderatka ayaa ka hadlay Kooxaha Gangiska kuwaasi oo weeraro ka geesta Gudaha Sweden.

Weerarada Ay geestaan Kooxaha Gangiska ayaa keentay in la xiro Goobo Ganacsi Halka Goobaha qaarkood ay ka guureen halka ay ka furnaayeen.

Hoogaamiyaha Xisbiga Moderatka Ulf Kristersson ayaa sheegay in Qasab tahay sidii looga fakari lahaa soo afjarida Kooxaha Gangiska.

Qodobada kale ee xisbiga soo jeediyay waxaa kamid ah Xiritaan waqti dheer ah kuwa lagu qabto dambiyada halka maanta ay ka tahay mudo labo sano oo kaliya iyo in la ciqaabo inta ay xiranyihiin.

Hadalka ka soo baxay Hogaamiyaha Xisbiga ayaa imaanaya iyadoo lagu jiro waqtigii ugu danbeesay ee doorashada sweden oo dhawaan dhaceysa..

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here