Home Wararka Maanta Sidee uga faa.ideysan karaa Sharciga Cusub ee dhalinyarada la siinayo dhawaan..

Sidee uga faa.ideysan karaa Sharciga Cusub ee dhalinyarada la siinayo dhawaan..

0

Somaliska 13 May = sida wakaalada wararka Somaliska ay baahisay talaadadii Barlamaanka Sweden ayaa u codeeyay Sharci Cusub kaasi dhigaya in dhalinyarada lasiiyo Sharciyo.

Go.anka Barlamaanka ayaa noqday haa waxaana uu bilowday Sharciga maalinta la mariyay Barlamaanka.

Waxaa jira qabab Badan uu Qofka uga faaideysan kara si uu qofka u helo Sharciga hase yeeshee waa in uu qofka ka gudbaa sharuuda hortaalla.

Tusaalle Qofka kuma xirna in uu ka hooseeyo 18 sano jir lakin waa in uu markiisa hore Dalka iskaga dhiibay dhalaan ama Caruur waayo qofka waa uu qaan gaari karaa sanad ama labo sano kadib.

Sharuudaha kale ee Codsiga ku jiro waxaa kamid ah in qofka xareesan karo kiiskan uu isdhiibay 24 November sanadkii 2015.

Qodobka kaliya ee ku anfacaya si Sharciga aad u hesho waa in aad dhameysay waxbarashada dugsiga sare taasi oo muhiim ah.

Dhawaan lasoco Sharuudaha iyo Waqtiga la Xareesanayo Codsiyada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here