Home Wararka Maanta Qishka Lagu Sameeyo Imtixaanka Teoriga Gaariga oo leesku Ciqaabayo..

Qishka Lagu Sameeyo Imtixaanka Teoriga Gaariga oo leesku Ciqaabayo..

0

Somaliska 21 May – gudaha Sweden dad badan ayaa qisha imtixaanka loo maro helista Sharciga lagu wado gaariga.

Qishka ayaa si gooni ah waxaa loogu sameeyaa Imtixaanka kiisa Qoraalka kaasi oo la helo ama la qisho.

Dowlada ayaa wada qorsho lagu Ciqaabayo qofka lagu helo in uu imtixaanka Qishay waxaana kamid ah in Booliska lagu wargaliyo kadibna laga joojiyo sameynta imtixaanka.

” tani dadka waxay ka barandoonaan Cashiro halkii ay ka qishi lahaayeen Imtixaanka Waxaa sidaasi sheegay Berit Johansson oo ka sheeqaya iskuulada Gawaarida.

Gudaha Sweden Qofka lagu helo qishka imtixanka ayaa bananka looga saaraa xiligaasi isagoo sameen kara maalinta ku xigta halka maanta la adkeenayo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here