Home Wararka Maanta Qaabilaada Qaxootiga Sweden oo laga deerinayo iyo Doorashada kadib oo la filayo..

Qaabilaada Qaxootiga Sweden oo laga deerinayo iyo Doorashada kadib oo la filayo..

0

Sweden oo kamid ah wadamada ugu wanaagsan dhanka qaxootiga ayaa markan u muuqata mid kamid noqoneysa wadamada ugu liita dhanka qaxootiga.

Badankooda waxaa la adkeeyay sharuudaha qaxootiga waxana xisbiyada Dalka badankooda ku tartamayaan in ay isbadal ay ku sameeyaan hanaanka qaxootiga.

Marka laga sootago dhanka daryeelka Caafimaadka arinta kale ee xisbiyada ku galayaan ololaha doorashada waxaa ugu weyn qaxootiga taasi oo muujineysa in sanadaha soo socda ay adkaaneyso heerka qaxootiga ku sugan dalka.

Xisbiga Cunsuriga ee sverigedemokraterna ayaa saro u kacay halkii laga filayay waana arin kale oo muujineysa sida sweden looga nacay qaxootiga soo galootiga ee dalka imaanaya.

Bisha Semtemper ee nagu soo wajahan ayaa la filayaa sida saadaasha isku badasho madama hada sadasha ay tahay mid aad u adag.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here