Home Wararka Maanta Imisa maalin ayaa ka hartay Doorashada Dalka Sweden ka Dhaceysa Dhawaan..

Imisa maalin ayaa ka hartay Doorashada Dalka Sweden ka Dhaceysa Dhawaan..

0

Badi Dalka Sweden waxaa ka socda Qaban qaabada Doorashada la filayo in Dalka ka dhacdo dhawaan.

Xisbiyada Dalka ayaa wada dadaalkooda ku aadan doorashada waxaana ay soo bandhigayaan Arimaha diirada ay saarayaan hadii la doorto.

Imisa Maalin ayaa ka hartay doorashada.

Marka lagu daro maanta waxaa doorashada ka hartay mudo 100 maalin ah xiliga loo asteeyay doorashada sweden waxaana laga dhoor sugayaa cida guuleysaneysa.

Dhanka kale Xisbiyada Dalka ayaa loo qabtay dood ku aadan Doorashada doodaasi oo uu qabtay Talafashinka dowlada ee SVT waxaana badankooda diirada saareen dhanka Caafimaadka iyo Qaxootiga

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here