Home Wararka Maanta Faafaahin Magaalada Mälmo oo Lix Qof lagu toogtay..

Faafaahin Magaalada Mälmo oo Lix Qof lagu toogtay..

0

Wararka laga helayo Magaalada Malmo ayaa sheegaya in Habeenimadii Isniinta Halkaasi lagu toogtay Lix Ruux.

Lixda Ruux ee la toogtay ayaa ku sugnaa goob Cafe laga Cabo waxaana dhaawaca soo gaaray u dhimatay 3 kamid ah Lixdaasi kadibmmarkii isbitaalka la geeyay.

Thomas Paulsson. Oo u hadlay Booliska ayaa sheegay in Qofka weerarka geestay uu gaari watay.

Dhanka kale ayuu Dad weynaha Malmo ayuu ugu baaqay in ay isdajiyaan isla markana xaalada ka walwalin.

Weerarka Maalmo ayaa ku soo aadaya dhoor isbuuc kadib weerarkii Xaafada Tensta Halkaasi oo lagu dhaawacay 5 Ruux mana jirto cid loo qabtay weeraradaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here