Home Wararka Maanta Australia Qaxooti Badan oo ka Baxay Kaamka Naura ee lagu hayay..

Australia Qaxooti Badan oo ka Baxay Kaamka Naura ee lagu hayay..

0

Qaxootiga ku sugan kudaha Dalka Australia gaar ahaan jasiirada Nauru ayaa iskaga baxay Halkaasi.

Sida uu sheegayo Urur u dhaqaaqa Xuquuqda Qaxootiga ku sugan Dalkaasi ku dhawaad 21 Qof ayaa ka dhoofay Dalkaasi kuwaasi oo galay Dalka Mareykanka.

Diyaarad gooni ah ayaa ka qaaday Dalkaasi taasi oo geysay Dalka Mareykanka kadib heshiiskii dhexmaray Labada Dal gaar ahaan Madaxweyne Obama iyo Raisal Wasaare Malcolm Turnbull,

Socdaalka 21 Ruux ayaa ku soo aadeysa iyadoo dhawaan mid kamid ah Qaxootiga uu is dilay Sababo la xiriir Xaalada ka taagan Halkaasi.

Qof walbo oo ku sugan Naura ayaa Shooksan waxaana uu niyada ku hayaa waqtiga uu baxayo madama go.an cusub uu kasoo baxay dalka Mareykanka ee ku aadan yareynta Qaxootiga.

Ugu danbeyn Qaxootiga ku sugan halkaasi waxaa kamid ahIran, Somalia, Iraq, Sudan or Syria.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here