Home Wararka Maanta Xisbiga socialdemokraterna oo awood badan ku yeelan kara Barlamaanka Sweden Dhexdiisa..

Xisbiga socialdemokraterna oo awood badan ku yeelan kara Barlamaanka Sweden Dhexdiisa..

0

Sweden 30 May – Xisbiyada Sweden ee ku jira Barlmaanka ayaa u shaqeeya Kooxo kala duwan kuwaasi oo leh Gudiyo.

Xisbiyada ku kala jira Guruubyada ayaa u shaqeeya Fakar ahaan sida Canshuurta iyo Sharciga Sweden.

Xisbiyada ka yimaada Isbaheysiga iyo kuwa Dowlada ka yimaada ayaa hogaamiya Guruubyada Waxaana ay ugu yeeraan Gudiyo kuwaasi oo isku raaceen.

Hada Xisbyada ka socda Isbaheysiga ayaa soo jeediyay in la badalo Arintaasi isla markana loo badalo in xisbiyada badankooda ay hogaamiyaan  Gudiyada taasi oo ka dhigan in Xisbiga socialdemokraterna uu hogaamiyo Guruub waxayna sii kartaa awood badan Barlamaanka dhexdiisa.

” tani maahan in aan la shaqeeneeno Xisbiga socialdemokraterna lakin waa mida kaliya ee cadaalad lagu sameen karo” Anders W Jonsson oo ka tirsan Xisbiga dhexe ayaa sidaasi yiri.

Dhanka kale Xogaamiyaasha Xisbiyada isbaheystay ayaa ka hadlay arinkaasi waxayna dhaheen Maya iyagoo intaasi ku daray in marna aysan Iskaashi lasameendoonin Xisbiga socialdemokraterna.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here