Home Wararka Maanta Baahida loo qabo Shaqaalaha Dadka waayeelka oo sii kordheysa Sanadaha soo socda..

Baahida loo qabo Shaqaalaha Dadka waayeelka oo sii kordheysa Sanadaha soo socda..

0

Somaliska 26 may – Sweden waxaa sii kordheysa tirada Dadka noqonaya Waayeelka kuwaasi oo gaaray da.da hoolgabka.

Dowlada Sweden ayaa sheegtay in ay sii kordheyso tirada Shaqaalaha looga baahanyajay Shaqada Dadka Waayeelka sida Guryaha iyo Waliba Goobaha lagu Xanaaneeyo Dadkaasi.

Dowlada ayaa baaritaan ku sameesay sida Xaalada noqoneyso mudada 8 sano ee soo socota ilaa sanadka 2026.

” Maanta ma bari karno dad badan xirfadan waayo dadka uma baahna lakin waxan isku dayidoonaa in aan u yeelno soo jiidasho si loo barto’x Wasiirada Lena Hallengren ayaa sidaasi warbaahinta u sheegtay.

Sweden ayaa kamid ah wadamada aadka looga shaqeeyo waayeelada iyo dadka lixaadka la waana mid kamid ah shaqooyinka aadka looga helo dadlka.

Somaliska Stockholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here