Home News in English Akhriso Waqtiga la Xareesanayo Codsiyada lagu helayo Sharciga Deganaanshaha Sweden ee dhalinyarada...

Akhriso Waqtiga la Xareesanayo Codsiyada lagu helayo Sharciga Deganaanshaha Sweden ee dhalinyarada waxbarata..

0

Sweden 14 May= Xili dowlada Sweden gaar ahaan barlmaaanka uu ansixiyay sharci cusub oo shariyada deganaanshaha lagu siinayo dhalinyarada kaligood socodka ayaa arintaasi waxaa ka hadlay laanta Socdaalka Sweden ee Migrationverket.

Migrationsverket ayaa soo dhaweesay go.anka Barlamaanka uu ku qaaray in sharciga la siiyo ku dhawaad 9,000 kun oo qof oo ah dhalinyaro isla markana heesta diidmada.

Laanta socdaalka Sweden ayaa sheegtay in bishada July kowdeeda 1 July ay bilaabanayaan qabadashada codsiyada ku aadana ardayda barata heerka waxbarashada iyadoo aysan aheyn oo kaliya dugsi sare.

ku dhawaad 5 sharuud ayaa lagu xiray in aad codsigaasi xareesato si sharciga miiska laguugu siiyo iyadoo aan mareenin wax dhibaato ama wareysiyo adag sida go.anka ka muuqata.

goor dhow lasoco 9 sharuud ee codksiga lagu xareenayo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here