Home Wararka Maanta Tirada Masaajidyada lagu weeraray gudaha Sweden Sanadkii Hore oo gaaraya..

Tirada Masaajidyada lagu weeraray gudaha Sweden Sanadkii Hore oo gaaraya..

0

Sanadkii hore Waxaa Sweden ka dhacay weeraro loo geestay masaajidyada ku yaalla dalka.

Masaajidyada ayaa loo geestay Weeraro iskugu jira Dab la qabadsiiyo, darbiyada Masjidka oo la xoqo iyo daaqadaha oo la jabiyo.

ku dhawaad 38 masaajid ayaa sanadkii hore lagu weeraray gudaha Dalka Sweden sida ay shaacisay Jaamacada Uppsala University oo sameesay baaritaan.

” tani waxay dhibaato ku tahay xurnimada waayo in aad aaminto waxaad rumeysantahay waxay muhiim tahay sharciga sweden ” Max Stockman ayaa sidaasi warbaahinta u shegay.

Dalka Sweden ayaa kamid ah wadamada ay ka dhacaan weerarada loo geesto masaajiyada kuwaasi oo ka danbeeyeen kooxaha kasoo horjeeda diinta islaamanka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here