Home Wararka Maanta Dowlada oo soo jeedisay Sharci Xuquuq Siinaya Waalidka Shaqeeya gaar ahaan..

Dowlada oo soo jeedisay Sharci Xuquuq Siinaya Waalidka Shaqeeya gaar ahaan..

0
Pregnant woman, mid section

Somaliska 10 May = Dowlada Sweden ayaa soo bandhigtay Sharci Cusub kaasi oo loogu tala galay waalidka kuwooda ku jira xiliga hooyada ay leedahay uurka.

Hindisaha Dowlada soo jeedisay ayaa ah mid xaquuq lagu siinayo Aabaha kaasi oo loo ogolanayo in uu fasax kasoo qaato shaqada xiliga ay hooyada leedahay uurka.

Dowlada ayaa dooneysa in aabaha uu fasax ka helo shaqadiisa xiliga hooyada leedahay uurka gaar ahaan labada bil ee ugu danbeesa.

Hadii dowlada ay hindisaha meel mariso aabaha ayaa xaq u yeelandoono in uu helo lacagtiisa shaqada isagoo ka helaya xafiiska ceemiska.

Annika Strandhäll oo ah wasiirada arimaha Bulshada oo ka hadashay hindisahan ayaa sheegtay in qorsaha uu yahay sidii waalidka loo simi lahaa.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here