Home Wararka Maanta Moderatka oo doonaya in uu saro u qaado lacagta canshuurta dadka lixaadka...

Moderatka oo doonaya in uu saro u qaado lacagta canshuurta dadka lixaadka la.

0

Xili ay socota ololaha doorashada Dalka Sweden gaar ahaan xisbiyada kasoo horjeeda dowlada ayaa dhanka kale waxaa sii kordhaya balanqaadyada ay sameeyaan xisbiyada is baheystay.

Xisbiga Moderaterna ayaa doonaya in uu saro u qaado lacagta canshuurta ee ku aadan dadka lixaadka la, kuwaasi oo aan shaqeysan karin.

sida lagu qaro joornalka Hejaolika.se. lacagaha lagu kordhinayo canshuurta waxaa kamid ah lacagta caawinta ee ku baxda qofka xanuunsan gaar ahaan mida loogu sameeyo aktifiteedka iyo mida gadhowda.

Waxaan rabnaa in aan lacagta ku bixino dhanka daryeelka caafimaadka iyo booliska ” Camilla Waltersson Grönwall ayaa sidaasi sheegtay.

xisbiyada kale ee isbaheysiga la ah Modertarna ayaana dhankooda ka hadlin arintaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here