Home Wararka Maanta Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm oo laga helay Hub Nuuca Casriga..

Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm oo laga helay Hub Nuuca Casriga..

0

Wararka laga helay Xaafada Tensta ee dhacda Waqooyiga Caasimada Stokcholm ayaa sheegay in halkaasi laga helay hub nuuca atomatiga u dhaca iyo rasaastooda.

Sida uu ku waramayo Jooranlka Aftonpladet Hubka ayaa laga helay Nawaaxiga Centerka Xaaflada Tensta ee Caasimada Stockholm.

Hubka ayaa laga helay Dhismaha Blå Huset kaasi oo loogu tala galay in dhalinyada ku ciyaaraan xiliga nasashada dhalinyarada dadooda u dhaxeysa 6 ilaa 22 sano jir.

Hubka laga helay qeyb kamid ah dhismaha ayaa lagu magacaabaa MP5 kaasi oo qaab atomatik ah loogu sameen karo toogasho waxana la socday rasaasta qoriga.

Eva Nilsson oo ah madaxa booliska Stockholm ayaa sharaxay qaabka hubka looga helay halkaasi.

Xigasho Aftonpladet

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here