Home Wararka Maanta Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay magaalada Enköping..

Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay magaalada Enköping..

0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Enköping wiil dhalinyaro ah ayaa lagu toogtay magaaladaasi habeenkii xalay.

wiilka dhalinyarada ayaa loo dhaawacay si xun waxana hada lagu daweynayaa isbitaalka mid kamid ah dhaqaatiirta ayaana sheegay in xaaladaasi lala tacaalayo.

wax yar kadib booliska sweden ayaa xiray ku dhawaad afar qof magaalada Uppsala xirtaankoda ayaana yimid kadib markii dadkaasi lagu qabtay hub ay wateen oo sharci daro ah.

Booliska ayaana baaraya hada hadii ragaan ay ku lugleeyihiin toogashada ka dhacday magaalada Enköping ee lagu toogtay wiilka dhalinyarada.

Dalka sweden ayaa kamid ah meelaha sida aadka ah uga dhacaan weerarada la xiriira dhanka gangiska oo dalka ku badan.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here