Home News in English Norway oo bilaabeysa Qalab Robot ah oo go.an ka gaaraya Qofka Qaxootiga...

Norway oo bilaabeysa Qalab Robot ah oo go.an ka gaaraya Qofka Qaxootiga isku dhiibay..

0

Dowlada Norway ayaa bilaabeysa mid kamid ah qorshooyin loogu tala galay dadka qaxooti ahaan iskaga dhiibay dalka ee kasoo tagay wadamadooda.

hay.ada laanta socdaalka ee norway ayaa sheegay in qalabka kombuterka ee loo yaqaano robotka ku soo kordhisay laanta socdaalka ee UDI.

Qalabka ayaa lagu sheegay in uu qabandoono qeyb kamid ah shaqada shaqaalaha isagoo go.an ka gaaraya qofka markaasi laga qaaday wareysigiisa tusaale ahaan.

Waxyaabaha uu qabandoono.

1 go.an ka gaarida qofka magangalyodoonka.

2 keydinta wareysiga laga qaado qofka norway iska dhiiba.

3 hubinta wadooyinka qofka uu soo maray.

madaxa laanta socdaalka Norway ayaa sheegay in qalabkan ama mashiinkan ku qanacsanyihiin waxa uu sheegay in dadka ay sameeyaan qaladaad badan lakin mashiinka uusan sameyn wax qalad ah.

Hay.adaha dhanka qaxootiga ee norway ayaa dhankooda sheegay in la ilaaliyo xaquuqda qofka qaxootiga iyagoo soo dhaweeyay qalabkan.

Somaliska Oslo

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here