Home News in English Maxaa keenay Adkeynta Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo saaray..

Maxaa keenay Adkeynta Qaxootiga ee Xisbiga Socialdemokraterna soo saaray..

0

inkastoo siyaasada Qaxootiga dalka ay ku kala duwan yihiin xisbiyada dalka isla markana badankooda kasoo horjeedaan qaabilaada qaxootiga halka qaarkood wataan sharuudo adag oo lagu wajahayo ayaa xisbiga Socialdemokraterna waxa uu kamid ahaa xisbiyada siyaasad ahaan taageersan qaxootiga.

Socialdemokraterna ayaa maareeyay mid kamid ah waqtigii ugu adkaa qaxootiga dalka Sweden ee Sanadkii 2015 markaasi oo dalka iska dhiibeen qaxooti lagu sheegay 163,000 kun oo qaxooti ah.

xisbiga Socialdemokraterna ayaa hada soo saaray sharuudo adag kaasi oo lagu wajahayo qaxootiga dalka hadii uu ku guuleesto doorashada dalka ka dhaceysa.

Maxaa sabab u ah.

Siyaasda xisbiga ee qaxootiga ayaa sabab u ah doorashada dalka ka dhaceysa taasi oo ku doonayo in uu ku guuleesto doorashada dhaceysa dhamadka sanadkan.

lama oga in xisbiga uu hirgaliyo qodobada uu balan qaaday hadii uu ku guuleesto doorashada dhawaan dhaceysa iyadoo hadii uu dhaqan galiyo qodobada ay adkaaneysa xaalada qaxootiga sweden oo hada ka wanaagsan wadamada Norway ,Denmarka iyo Finland oo qaxooti ahaan aad u liita.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here