Home Wararka Maanta Masaajid lagu gubay Magaalada Hässleholm ee Dalka Sweden oo guud ahaan bur...

Masaajid lagu gubay Magaalada Hässleholm ee Dalka Sweden oo guud ahaan bur buray..

0

Wararka ka imaanaya Magaalada Hässleholm ee ka tirsan Skåne ayaa sheegaya in halkaasi lagu gubay masjid.

dhamadka isbuucaan ayaa la gubay masjidka kadib markii la qabadsiiyay dab waxana bur buray guud ahaan masjidka.

Booliska Magaalada ayaa aaminsan in qof ku sugan Deegaanka uu dab qabadsiiyay masaajidka dhismihiisa.

Hogaamiyaha Maamulka Masaajidka oo lagu magacaabo Ismail Darragi ayaa ka hadlay sida wax u dhaceen.

” Sweden waxaan ku noolnahay Mudo labo iyo toban sano ah mana nagu dhicin fal cunsurinimo ah qof kasta waxa uu ahaa saaxiibkeen waa sababtaasi sababta aan ula yaabnay falkaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here