Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo Joojineysa Lacagta Kaashka looga qaato goobaha Shaqada iyadoo lagu...

Dowlada Sweden oo Joojineysa Lacagta Kaashka looga qaato goobaha Shaqada iyadoo lagu badalayo..

0

Dowlada Sweden ayaa joojineysa Lacagaha sida tooska ah looga qaato shirkada bixiya shaqooyinka kuwaasi oo qaarkood sameeya Qayaano.

Shirkadaha qaarkood ayaa qofka lacagta u siiyo qaab kaash ah iyagoo Qayaano ku sameeya lacagtaasi iyo Canshuurta ay bixin lahaayeen.

Si looga hortago arintaasi Dowlada ayaa lacagta ku bixineysa Qaab elektarig ah isla Markana Casri ah Sida Kaararka Bandhiga iyo kuwa Lacagta la dhigto.

Wasiirka Dhaqaalaha Sweden Magdalena Andersson: ayaa sheegay in arintaasi tahay xalka kaliya ee looga hortagi karo ay tahay joojinta lacagta Kaashka.

Kudhawaad 160 Million Sek ayaa lagu sheegay in lagu sameeyay Qayaano taasi oo loo baahanyahay in Hoos loo dhigo waxana qorshaha uu dhaqan galayaa sanadka danbe hadii la meel mariyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here