Home News in English Booliska Norway oo soo Bandhigay Tirada Dadka ay Tarxiileen Sanadkan iyo Wadanka...

Booliska Norway oo soo Bandhigay Tirada Dadka ay Tarxiileen Sanadkan iyo Wadanka ugu badan..

0

Booliska Dalka Norway oo kamid ah Hay.ada ugu waaweyn Dalka ayaa soo bandhigay tirada Ajaanibta ku sugan Dalkaasi ee sanadkaan tarxiileen.

Booliska Norway ee loo yaqaano PU ayaa sheegay in Sanadkan oo kaliya ay tarxiileen 1619 ajaanib ah kuwaasi oo dalka ku sugnaa.

Tirada Dadka loo maasfuriyay Dalalkooda ayaa keentay dhoor arimood sida uu booliska shaaciyay waxana dadkaasi ku jiray 242 qof oo kaliya kuwaasi oo qaab qaxootinimo dalka iskaga dhiigay.

Dalalka ugu badan ee la tarxiilay ayaa ah Romania iyo Poland kuwaasi oo tiradooda gaareysa 581 qof waxana lagu heestay falal ciqaabeed ay dalka ka geesteen.

kuwa dhawaad 159 qof ayaa lagu celiyay dalalka markooda  hero ay yurub kasoo galeen waxana loo cuskaday sharciga Dublin kaasi oo dhigaya in qofka uu Xaq ku leeyahay Dalka uu marka hore faraha dhigto.

ugu dabneyn Booliska ayaa sheegay in ay celiyeen 242 qof oo kale kuwaasi oo diidmo ka helay dalka taasi oo keentay in dib loo celiyo.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here