Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo Adkeneysa Sharciga guur ee dadka imaanaya Dalka gaar ahaan..

Dowlada Sweden oo Adkeneysa Sharciga guur ee dadka imaanaya Dalka gaar ahaan..

0

Dowlada Sweden ayaa sharciyan waxaa guursan karin caruurta ka hooseesa 18 sano jirada.

iyadoo sharcigas uu jiro ayaa dhanka kale waxaa jira caruur badan kuwaasi oo isku guursaday marka ay dalka soo gaareen iyagoo sii wata guurkooda.

Dowlada ayaa hada dooneysa in la badalo sharcigaasi iyadoo qofka imaada dalka uusan guursan karin hadii uu ka hooseeyo 18 sano jir.

Helene Fritzon. oo ah wasiirad ka tirsan Dowlada ayaa warbaahinta u sheegtay hadal ku aadan qorshaha dowlada ee ku aadan guurka caruurta.

” caruurta waa in aysan isguursan hadii dalka ay ku suganyihiin”

maahan markii ugu horeesay ee dowlada xooga saarto adkeynta sharciga la xiriiro guurka caruurta kaasi oo yeeshay saameyn xoogan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here