Home Wararka Maanta Norway isticmaalka Lacagta 100 iyo 200 krone oo ka hartay dhoor maalin...

Norway isticmaalka Lacagta 100 iyo 200 krone oo ka hartay dhoor maalin iyadoo la ismicmaalayo lacagta cusub..

0
Krone Banknotes. Norwegian Krone Currency and b

Dowlada Norway ayaa joojineysa lacagtii hore ee dalkaasi u isticmaali jiray taasi oo gareysa 100 ilaa 200 krone.

Lacagta ayaa noqotay mid waqti dheer la isticmaalyo waxana bangiga dhexe ee Dowlada uu sheegay in ay bilaabaneyso lacagta cusub ee dhawaad dowlada soo saartay.

Lacagaha hada la isticmaalayo ayaa ku eg bishan dhamaadkeeda oo ku eg 31-5-2018 iyadoo bilabaneysa mid cusub.

dhanka kale dhamaadka sanadkan ayaa la filayaa in ay dowlada soo saarto 500 krone halka sidoo kale la qorsheenayo 100 krone.

Bangiga dhexe ayaa shacagka norway ka codsaday isticmaalka lacagta sida ugu dhaqsiyaha badana isla markana wax ugu gataan.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here