Home Wararka Maanta Mareykanka Rag Qarxin rabay Masjid iyo Dhismo Somali leedahay oo Xukunkooda dib...

Mareykanka Rag Qarxin rabay Masjid iyo Dhismo Somali leedahay oo Xukunkooda dib loo dhigay..

0

Garsoore Federal ayaa dib u dhigtay Xukun lagu ridi lahaa 3 Eedeysane Maraykan ah, kuwaasi oo lagu helay inay qorsheynayeen qaraxyo ay ka geysteen Masjid iyo Dhismo ay Qaxooti Soomaali ah ka deggan yihiin Gobalka Kansas ee dalkaasi.

Garsoore ERIK MELGGAREN waxay shalay ku dhawaaqday in Xukunka Eedeysanayaashaasi dib loo dhigay, laguna dhawaaqi doono bisha September 6-da ee sannadkan, iyadoo horey loo shaaciyey in Xukunkaasi lagu dhawaaqi  doono bisha soo socota ee June.

Eedeysanayaashaasi waxaa lagu helay inay qorsheynayeen inay weeraraan dhismaha ay Soomalaida ka deggan tahay magaalladda GARDEN CITY Sannadkii hore, iyagweerarkaasi geysan lahaa isla maalinta ay Doorashadii Madaxtinimadda ka dhacaysay dalka Maraykanka

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here