Home News in English ku dhawaad 330 Muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay Bada Libiya iyo...

ku dhawaad 330 Muhaajiriin ah oo laga soo badbaadiyay Bada Libiya iyo Taliyaaniga..

0

Sida Somaliska ka heleyso warbaahinta Dalka Taliyaaniga ku dhawaad 330 muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaahiyay bada u dhaxeysa Liibiya iyo Taliyaaniga.

37 qof oo kamid ah Dadka la badbaadiyay ayaa laga laga soo badbaadiyay bada waxana badbaadiyay markab gargaar oo hoolgalka fuliyay sagaal kamid dadkaasi ayaa ahaa caruur halka 12 qof lagu sheegay haweyn.

Hoogalka oo u dhacay sadax qeeb ayaa qeybta labaad waxaa lagu soo badbaadiyay kuwa dhawaad 19 ruux oo muhaajiriin ah kuwaasi oo ku sii socday xeebta  Trapani ee gudaha Sicily.

Ururka Qaxootiga Caalamka ee (IOM) ayaa shaacisay in 241 kale oo madowga africa lasoo badbaadiyay.

Waxaa dib u bilowday qaxootiga kasoo galaya dhanka bada madama uu bilowday xiliga kuleelaha qaarada yurub.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here