Home News in English Migrationsverket oo shaacisay Jawaabaha inta ay qaadanayaan Dhamaadka Sanadkan iyo bilowga sanadka...

Migrationsverket oo shaacisay Jawaabaha inta ay qaadanayaan Dhamaadka Sanadkan iyo bilowga sanadka kale..

0

Hay.ada laanta socdaalka Sweden ee Migrationsverket ayaa ka hadashey xaalada Dadka magangalyodoonka kuwaasi oo dalka sweden iska dhiibay isla markana jawaabtooda sugaya waqti dheer.

Hay.ada ayaa shaacisay waqtig la sugi karo jawaabaha laanta socdaalka ee sanadkaan marka la fiirsho dadka maray wareysigooda.

Sugitaanka Waqtiga Jawaabaha.

Horay qofka u muusan ogen xiliga la sugayo waqtiga jawaabaha hase yeeshee hay.ada laanta socdaalka oo dhawaan shaacisay in dhamaadka sanadkan jawaabaha lagu bixinayo mudo afar bil ah ayaa hada sheegtay waqti kale.

laanta socdaalka ayaa sheegtay in afar bil ama 9 bil ay tahay inta qofka jawaabta sugi karo uguna badan.

go.anka jawaabaha ee qofka lagu siinayo go.anka laga gaaray afarta bila ama sagaalka bil ayaa soconaya dhamaadka sanadkan iyo bilowga sanadka danbe ee 2019.

Wixii intaasi ka danbeeya waxaa dhici karta in hay.ada laanta socdaalka ay keento qorsho kale ama uu isbadal dhaco.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here