Home Wararka Maanta Dowlada Norway Caasimada Oslo ma qaadi karto Qaxooti dheeraad ah..

Dowlada Norway Caasimada Oslo ma qaadi karto Qaxooti dheeraad ah..

0

xili dhawaan la magacaabay wasiirka cadaalada ee dalka norway ayaa durba waxa ka hadlay amaanka caasimada oslo oo dhawaan qalalaaso ka dhaceen.

Wasiirka Cadaalada Norway Tor Mikker wara ayaa sheegay in Caasimada aysan qaadi karin qaxooti kale oo dheeraad ah.

Hadalka ayuu siiyay talafashinka NRK ee dalka norway kaasi oo weydiiyay su.al la xiriirta amaanka xaafadaha ay daganyihiin soogalootiga dalka.

Tor ayaa intasi ku daray in qaxootiga soo dagay magaalada mudada kooban ay sabab u tahay falalka isla markana si dhab ah loo helo halka wax ka dhacayaa.

Xaafada Holmlia oo kamid ah xaafaha ajaanibta dagto ayaa todobaadyadii u danbeeyay la hadal hayay gaar ahaan booliska kadib markii halkaasi lagu toogtay wiil somali ah.

Somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here