Home Wararka Maanta Mareykanka oo bilaabay Qaabilaada Qaxootiga Kasoo Gala Dhanka Xaduuda..

Mareykanka oo bilaabay Qaabilaada Qaxootiga Kasoo Gala Dhanka Xaduuda..

0

Inkastoo Dowlada Mareykanka ay horay u joojisay qaabilaada Qaxootiga kasoo gala dhanka Xaduudaha ayay hada bilowday Qabilaada.

Ku dhawaad 17 Ruux oo u badan Dumar iyo Caruur ayaa laga sii daayay dhanka Xaduuda Mexico iyo Mareykanka kuwaasi oo horay loo diidanaa.

Dhanka kale 8 Ruux oo ku jiray Kaam Xabsi oo kale ah ayaa loo bilaabay Qaabilaada Magangalyo ee Qaxootinimo kadib mudo ay xabsi ku jireeb.

Kuwaad 100 ruux oo kale ayaa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan Kaamamka kuwaasi oo sugaya in la qaabilo.

Dadka kasoo gudba Xaduuda dalkasi ayaa u badan Qaxooti kasoo jeeda wadamada Bartamaha America kuwaasi oo sheega in ay kasoo cararaan Kooxo gangis ah halka Somalida ay ku jiraan.

Urur u dhaqaaqa Qaxootiga ee Pueblo Rights Group ayaa soo dhaweeyay talaabada dowlada ay wax uga badashey qorshaheeda.

Somaliska America

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here