Home Wararka Maanta Qaxootiga Ku Sugan Giriiga oo loo Fasaxay in Dalka uga baxaan Qaab...

Qaxootiga Ku Sugan Giriiga oo loo Fasaxay in Dalka uga baxaan Qaab Xur ah..

0

Maxkamada ku taala Dalka Gariiga ayaa Go.aamisay in Qaab Farii ah Qaxootiga uga bixi karaan Dalkaasi.

Qaxootiga Dalkaasi ku sugan Ayaa loo fasaxay in ay Safar uga bixi karaan Dalka iyagoo aadaya Dalka iyo goobta ay rabaan.

Gariiga ayaa markii hore qaxootiga ku aruurin jiray kaamam ku yaalla dalkaasi oo Qaxootiga loogu tala galay.

go.anka maxkamada waxaa walaac ka muujiyay wadamada midowga Yurub kuwaasi oo ka cabsi qaba qaxootiga tirada badan ee Dalkaasi ku sugan in ay soo gaareen midowga yurub.

Sanadkan waxaa maalin kasta dalkaasi gaara Qaxooti lagu sheegay 120 qof taasi oo u dhigan labo jibaar sanadkii hore.

Somaliska Stokcholm

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here