Home Wararka Maanta Sweden oo adkeeneysa Shaqaalaha Dibada laga keensado..

Sweden oo adkeeneysa Shaqaalaha Dibada laga keensado..

0

Maanta oo Arbaco ah waxaa lagu dhawaaqay go.an ka hor imaanaya Shaqaalaha laga keeno dibada ee Dalka ka shaqeenaya.

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa arintaasi ku dhawaaqay maanta waxa uu sheegay Sababta keentay in la adkeeyo imaamshaha Shaqaalaha Dibada ka imanaya.

Raisa wasaaraha Dalka Sweden Stefan Löfven. Ayaa sheegay in Xisbigiisa uu doonayo adkeenta Shaqaalaha Dalka imaanaya madama Dadka Dalka ku dhashay ay u baahanyihiin Shaqadaasi.

Waxaa Dalka imaanaya Shaqaale kale Dabcan waxaa shaqo la.an ah kuwa dalka Ku dhashay iyo Ajaanibta Dalka ku cusub” Stefan Löfven ayaa sidaasi warbaahinta u sheegay.

Qorshaha Dowlada waxaa kasoo horjeestay Xisbiga Deegaanka kaasi oo sheegay in Arintaasi uu lama huraan u yahay Dhaqaalaha Sweden kana soo horjeedaan in la Adleeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here