Home News in English Raisal Wasaaraha Norwey Elna Solberg oo codsatay in la dhalo Caruur badan..

Raisal Wasaaraha Norwey Elna Solberg oo codsatay in la dhalo Caruur badan..

0

Raisal wasaarada Norway Haweeneyda lagu magacaabo Elna Solberg ayaa markii ugu horesay dalbatay in Shacabka Norway ay badiyaan dhalmada.

Hadalkaasi ayay ka jeedisay Shirweyne Xisbigeeda Qaranka kaasi oo ka dhacay Caasimada Waxana ay khubadeeda ku dartay sida loogu baahanyahay Caruur badan oo Norwejiyaan ah.

Elna Solberg ayaa arintaasi ku macneysay madama hoos u dhacday tirada dadka norwey ee looga baahnaa in ay dhashaan halka dadka waayeelka ay sii badanayaan.

Heerka dhalashada Dadka norwejiyaanka ayaa hada lagu sheegay 1,6 oo u dhiganta in ka yar labo caruur Dowlada ayaa dooneysa in la helo 2,1 ilmood oo u dhiganta labo caruur familkii.

Soo jeedinta Raisal wasaaraha Dalka Norway ayaana fursad waxay siineysa dadka ku nool dalkaasi ee aan wali caruurta dhalin.

somaliska OSlo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here