Home Wararka Maanta Faaidada ku jirta Dhalmada Caruurta oo lakala Dheereeyo..

Faaidada ku jirta Dhalmada Caruurta oo lakala Dheereeyo..

0

Kala dheereynta carruurta waxa ay faa’iido u leedahay hooyada Iyo dhalaankeeda waa haddii ay waaliddiinta Soomaalida ay Ku dadaalaan caafimaadka carruurtooda iyo midda hooyada.

Markii la joogo Soomaaliya waxaad arkeysaa hooyooyin da’ ahaan Aad u yar oo wata carruur badan waxaadna argeysaa ayadii ku jahwareersan korintooda iskaba daa waxbarasho iyo akhlaaq in ay helaan

Sidoo kale hooyada ma helayso nasiinyo iyo caafimaad buuxa markii ay dhasho waxaa suurtagal ah in ay horay uur ka yeelato cunigii kale oo gaarin Halsan sidoo kale waxaa meesha ka baxaya daryeelkii cuniga kale sababtoo ah waxaa laga yabaa in ay kala weynyihin 10 bilood

Ma tahay gabar ama hooyo fadlan dhalaankada u nax naftada u nax si aad cafimaad u heshid.

Sidee u aragtaa in ilmaha kala korinta

W/Q Dr Cadceed

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here