Home Wararka Maanta Canada oo joojisay Mid kamid ah Leemanka lagu tago Dalkaasi ee (...

Canada oo joojisay Mid kamid ah Leemanka lagu tago Dalkaasi ee ( kaasinka )..

0

Dalka Canada ayaa joojiyay mid kamid ah leemanka lagu tago Dalkaasi kaasi oo dadka qaxootiga gaar Somalida ay aad u isticmaalaan.

Dowlada ma shaacin Sababta loo joojiyay barnaamijkan lagu Baxo ee kaasinka ( cousin ) oo qofka u sahlaya muda kooban in uu ku tago dalkaasi.

Sanadkii hore ayuu istaagay waxana uu sameyn xoogan ku yeeshay Somali Badan oo Barnaamijkaasi ku bixi lahaa hase yeeshee waxaa dhici karta in uu dib u bilowdo.

Waxaa hada haray oo kaliya leenka Garuub 5 oo isna kamid ah kuwa lagu baxo isla markana lagu galo Dalkaasi qaab Sharciyeeysan.

Somaliska Canada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here