Home Wararka Maanta Akhriso Shaqooyinka la heli karo Shanta Sano ee soo socota oo Lasoo...

Akhriso Shaqooyinka la heli karo Shanta Sano ee soo socota oo Lasoo gudbiyay..

0

Xafiiska Shaqada Dalka Sweden u qaabilsan ee Arbetsförmedlingen ayaa soo bandhigay sadaalinta shaqooyinka la heli karo Shanta Sano ee soo socota hadii qofka uu barto.

Sadaasha uu sameeyay Xafiiska Shaqada ee ku aadan dhanka suuqa Waxaa kaloo lagu soo bandhigay shanta shaqo ee aan laheli karin ama adkaandoonta mudada shanta sano ee soo socota.

injineerka dhismaha , Macalin Dugsiyada Xanaanada iyo kalkaaliya caafimaad ayaa lagu sheegay shaqooyinka la heli karo mudada shanta sano ee soo socota.

Akhriso Shaqooyinka la heli karo iyo kuwa aan laheli karin shanta Sano ee soo socota.

Xirfadaha tacliinta ey sahlan tahay in la helo 5-ta sano ee soo socota. 
• Injineerrada dhismaha
• Macallimiinta xanaannada
• Kalkaaliyeyaasha caafimaad
• Injineer iyo tekniishiyanno dhismaha iyo warshadaha
• Dhakhtar
• Macallimmiinta maadooyinka
• software and system
• Kalkaaliyeyaasha raajada
• Kalkaaliyeyaasha xirfadda dheeriga ah Leh side gargaarka degdegga iyo caafimaadka
• Macallimmiinta xirfadda khaaska iyo habka wax baridda

Xirfadaha tacliinta ey adag tahay in la helo 5-ta sano ee soo socota. 
• Shaqaale bangi
• Gacan yare agaasime iyo madaxeed
• Saadaaliye dhaqaale iyo talo bixiye maal-gashi
• Sawir-qaade
• Qaabeeye farshaxan
• War-songs, xiriiriye iyo khabiir sumcad abuure
• Saxafiyiin
• Muusik-yahan, fannaan, curiye muusikada

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here