Home Wararka Maanta Ajaanibta aan dalka ku dhalan oo Shaqo la.anta ugu badan Sida uu...

Ajaanibta aan dalka ku dhalan oo Shaqo la.anta ugu badan Sida uu Sheegay Xafiiska Shaqada..

0

Dad badan oo ku sugan Dalka Sweden ayaa helay Shaqo Sanadihii u danbeeyay lakin waxa jira kala duwanaansho ku aadan Sida ay yihiin Dadkaasi sida uu sheegay Xafiiska Shaqada oo sahan sameeyay.

Dadka ku dhashay Dalka ayaa shaqada ku hela Dhaqso marka loo fiirsho kuwa ku dhashay Dal kale.

Qayaasta 6 kamid ah 10 Qof ee raadineysa Shaqada ayaa ku dhashay wadan kale kadib 8 sano iyo bar wali dadkaasi ma heystaan wax shaqo ah.

Sababta keentay arintaasi ayaa ah.

Qaarkood mahestaan Luuqad ku filan oo Swedhish ah taasi oo ku shaqeesan karaan kuwa kale waxay waxbarashada kaga tageen meel dhexe.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here