Home Wararka Maanta Dowlada oo badaleysa Sharciga lagu caawiyo Dadka lixaadka laheen..

Dowlada oo badaleysa Sharciga lagu caawiyo Dadka lixaadka laheen..

0

Dowlada Sweden ayaa wada qorsha wax looga badalayo dadka lixaadka la kuwaasi oo u baahan caawinta.

Dowlada ayaa dooneysa in ay badasho sharciga LSS kaasi oo wax ka oranaya hanaanka loo caawinayo dadka aan lixaadka u dhameestirneyn.

Sharci badalka ayaa imaanaya kadib markii saro u kacday isla markana adkaatay helida caawinaad Dowlada ayaana aaminsan in ay tahay mid qaali ah.

Sanadkii 2016 Dowlad ayaa abaabushay sahan la xiriira sharciga Tijaabada ayaana noqondoonta hadii ay macquul tahay in la badalo sharciga iyo arimo kale sida qiimaha oo hoos loo dhigo.

Dad badan ayaa arintaasi kasoo horjeestay kuwaasi oo dowlada ku eedeeyay in ay lacag ka dooneyso sharciga LLS ( spara pengar)

Sahanka Dowlada wada ayaa lagu wadaa in lasoo afjaro bisha December ee sanadka 2018.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here