Home Wararka Maanta Norway Asad Abdulle oo isku dhiibay Booliska Dalkaasi oo baadi goobayay..

Norway Asad Abdulle oo isku dhiibay Booliska Dalkaasi oo baadi goobayay..

0

Sida ay sheegeen warbaahinta Dalka Norway Asad Abdulle Caydaruus oo asal ahaan kasoo jeeda Dalka somaliya ayaa isku dhiibay booliska dalkaasi.

Asad ayaa lagu heestay in uu ka hanbeeyay dil ka dhacay xaafada Holmlia oo loo geestay wiil somali ah waxana boliska sheegeen in ay raadinayaan asad oo markaasi loo heestay dilka.

boliska ayaana ugu danbeyn xaqiijiayy in asad uu si iskiisa ah isku soo dhiibay isla markana hada booliska gacanta ku hayaan.

soo dhiibista asad ayaa timid kadib markii xogtiisa lala wadaaday wadada yurub iyo sidoo kale warbaahinta caalamka.

Waxaa sidoo kale asad sawiradiisa lagu baahiyay warbaahinta iyo goobaha bulshada si qofka u helo uu booliska ku soo wargaliyo.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here