Home Wararka Maanta Madaxii Hay.ada Ceymiska (Försäkringskassan) oo shaqada laga joojiyay..

Madaxii Hay.ada Ceymiska (Försäkringskassan) oo shaqada laga joojiyay..

0

Dowlada Sweden ayaa shaqada ka joojisay Madaxii hay.ada ceymiska kadib markii laantaasi la kulantay dhaleceyn xoogan.

Ann-Marie Begler ayaa xilkaasi laga joojiyay kadib mudo sadax sano ah oo xilkasi ay heysay.

arimaha Xilka looga qaaday waxaa kamid ah dadka qaar oo ku adkaatay in ay helaan lacagta bukaanka ee (sjukskrivna)

tan iyo markii ay xilka qabatay waxaa hoos u dhacay tirada dadka qortay bukaanka sanadihii u danbeeyay.

Wasiirka arimaha Bulshada Annika Strandhäll ayaa xilkaasi waxay si ku meel gaar ah ugu magacowday Maria Hemström-Hemmingsson.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here