Home News in English Xisbiga Moderate-ka oo dhaleeceeyay Taageerida Xisbiga Centerka ee Dowlada..

Xisbiga Moderate-ka oo dhaleeceeyay Taageerida Xisbiga Centerka ee Dowlada..

0

Xisbiga moderate ayaa dhaleeceeyay qorshaha Xisbiga Center kaasi oo shalay taageeray qorshaha Dowlada ay sharciga ku siineyso dhalaanka kaligii socodka,

Hogaamiyaha Xisbiga moderate Ulf Kristersson ayaa sheegay taageerida Xisbiga Centerka ee Dowlada uu yahay mid gooni u ah.

” Codka Moderate maahan midka Centerka ee dhanka Siyaasada socdaalka” Ulf Kristersson ayaa sidaasi sheegay.

Hogaamiyaha Xisbiga ayaa dhanka kale sheegay in qorshaha dowlada uu yahay mid aad u xun,

”tani waa mid iska cad sidoo kale waa nasiib daro heesata xisbiyada isbaheestay ” ayuu intaasi ku daray.

Dowlada sweden ayaa ku hoolan sidii Barlamaanka loo marin lahaa qorsho sharciga lagu siinayo dhalaanka kaligii socodka ee dalka soo gaaray waxana arintaasi kasoo horjeeda xisbiyada qaarkood.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here