Home Wararka Maanta Liberalerna oo soo jeediyay Hindise Cusub oo iskuulada la xiriira..

Liberalerna oo soo jeediyay Hindise Cusub oo iskuulada la xiriira..

0

Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay Hindise cusub oo ku aadan iskuulada waxbarashada kaasi oo loogu tala galay ardayda dhibaatada ku qaba waxbarashada.

Sharciga ayaa ku aadan sidii fasalo cusub loogu sameen lahaa ardayda waxbarashada ku adagtahay isla markana ku sugan iskuulada.

Hogaamiyaha Xisbiga Liberalerna Jan Björklund, ayaa sheegay ” waxay helayaan caawin hadii ay dhigtaan fasalo gooni ah halkaasi oo ka heli karaan macalimiin qaas ah ”

labada qeeb ee midowga macalimiinta ayaa ku kala qeebsan arintaasi qaarkood ayaa soo dhaweeyay halka kuwa kale ay kasoo horjeesteen.

Sweden Boqolkiiba 20% ardayda waxbarata ayaana keenin ama baasin heerka waxbarashada ee loogu tala galay in ay ku soo baxaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here