Home Wararka Maanta Booliska Sweden oo toogtay Qof ku watay Mindi..

Booliska Sweden oo toogtay Qof ku watay Mindi..

0

Sida ay sheegayaan wararka ka imaanaya Koonfurta Caasimada Stockholm gaar ahaan Xaafada Skärholmen booliska ayaa toogtay qof watay mindi.

Ninkaasi la toogtay ayaa daqiiqado kahor waxa uu dhaawac u geestay weeney ku sugneyd goobta uu falka ka dhacay.

Haweeneyda uu dhaawacay ayaa loo qaaday dhanka isbitaalka madama uu gaaray dhaawac culus.

Booliska ayaa dhanka kale waxay shoogeen in ninkaasi uu u dhintay toogashada loo geestay kadib markii isbitaalka loo qaaday.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here