Home Wararka Maanta Qeyb kamid Warbarashada Heerka Sare ee (Högskolan) oo la dhiganayo Labo Sano...

Qeyb kamid Warbarashada Heerka Sare ee (Högskolan) oo la dhiganayo Labo Sano Sida ay Sheegeen Isbaheysiga Xisbiyada..

0

Kadib Shir jaraa.id oo ay qabteen isbaheysiga Xisbiyada ka jira dalka waxaa dib loo soo celinayaa waxbarashada Dugsiga sare taasi oo lagu dhinayo labo sano.

Xisbiyada ayaa soo jeediyay in Waxbarashada heer sare gaar ahaan kuwa xirfada laga dhigo labo sano halka maanta ay ka tahay sadax sano.

Arintaasi ayaa looga danleeyay Arday gaareysa 20 kun oo arday ah kuwaasi oo qaarkood waxbarashada ka keensan dhibco sare in ay bartaan xirfado qaadanaya labo sano.

” way feecantahay in lahelo Aqoon waqti gaaban ah oo qofka u sahleysa in uu helo shaqo marka uu dhameeato”Jan Björklund oo ka tirsan xisbiga Liberalernas ayaa sidaasi sheeegtay.

Boqolkiiba 35 ayaa dhameesta Waxbarashada heerka Sare ee (gymnasiet) halka inta kale ay ku adkaato hase heeyeeshee Isbaheysiga Xisbiyada ayaa aaminsan in arintaasi i feecantahay..

Somaliska stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here