Home Wararka Maanta Siyaasiga Mikael Jansson oo iskaga baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..

Siyaasiga Mikael Jansson oo iskaga baxay Xisbiga Cunsuriga ee Sverigedemokraterna..

0

Siyaasiga Mikael Jansson ayaa maanta isaga baxay Xisbiga Sverigedemokraterna ee Cunsuriga sida uu qoray Joornalka Expressen.

Mikael Jansson ayaa soo hogaamiyay Xisbigan Sanadkii 1995 waxana uu kamid ahaa mudo dheer hase yeeshee hada ayuu isaga baxay kahor doorashada Barlamaanka cusub.

Xisbiga Waxaa sidaasi oo kale uga baxay ilaa 2 siyaasi oo kale ah Jeff Ahl iyo Olle Felten waxana qaarkood kasoo horjeesteen siyaasada xisbiga.

Xisbigan waxaa kabaxay dhoor siyaasi oo muhiim ah waxana ilaa hada la xaqiijiyay 7 siyaasi inkastoo hogaamiyaha Xisbigaasi uu sheegay in arintaasi aysan yeelaneen wax saameyn ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here