Home Wararka Maanta Dowlada oo soo bandhigtay Tirada Dhalinyarada Heli karta Shaqada Xagaaga ( sommerjobb...

Dowlada oo soo bandhigtay Tirada Dhalinyarada Heli karta Shaqada Xagaaga ( sommerjobb ) iyo lacagta ku Baxeyso..

0

Dowlada Sweden ayaa sanad Walbo marka la gaaro Xagaaga waxay Shaqo abuur u sameysaa dhalinyaro badan kuwaasi oo aan heysan Shaqo.

Dhalinyarada Shaqeeneysa ayaa ah kuwa ka hooseeya 18 sano jirka waxaana loo abuuraa Shaqooyin ay Dowlada maalgalineyso taasi oo sahleysa in ay shaqeeyaan labada bil ee Fasaxa.

Ilaa 10,000 kun oo dhalinyaro ah ayay Dowlada balabqaaday in Samarkan ay u sameendoonto Shaqo abuur kuwaasi oo helidoona Shaqo ku filan.

Waxay Dowlada Sheegtay in Shaqo abuurkaasi ugu tala gashay lacag dhan 170 Milyan si shaqo abuurkaasi loogu guuleesto.

Shirkadaha Dalka ka jira kuwa Kamuunada Maamulka ayaa loo marindoonaa lacagta si ay mushahar ahaan ugu helaan Halka 50 Milyan lagu maalgalindoono Madadaalooyin loo sameenayo dhalinyarada.

20 kamid ah lacagtaasi ayaa loogu tala galay in lagu caawiyo Ciyaaraha iyo dhaqanka dhalinyarada sweden.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here