Home Wararka Maanta Hal sano oo kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Sweden..

Hal sano oo kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Sweden..

0

Mudo hal sano ayaa kasoo wareegatay weerarkii ka dhacay Bartamaha Caasimada Sweden halkaasi oo dad ku dhinteen.

Weerarka ayaa dhacay wadada Drottninggatan halkaasi oo lagu dilay 5 ruux halka lagu dhaawacay tiro kale oo dad ah.

Tiro dad ah ayaa maanta isku soo aruuriyay goobta Falkaasi ka dhacay si ay u xusaan Dadka goobtaasi lagu laayay.

Ninkii weerarkaasi ka danbeeyayee lagu magacaabo Rakhmat Akilov ayaa la qabtay waxana la saaray maxkamad iyadoo la filayo in lasoo afjaro.

Weerarka ayuuna geestay kadib markii ii xaday gawaarida Xamuulka isagoo jiirsiiyay dadkii wadada isticmaalayay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here