Home Wararka Maanta Xisbiyada Sweden oo doonaya in la Xiro Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen..

Xisbiyada Sweden oo doonaya in la Xiro Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen..

0

Xafiiska Shaqada ee Sweden oo loo yaqaano Arbetsförmedlingen ayaa la kulmaya eedeyn xoogan kaasi oo sanadihii u danbeeyay soo wajahday.

Shacabka Sweden iyo sidoo kale shirkadaha ayaa ku qanacsaneen qaabka uu u shaqeeyo Maamulka Xafiiska Arbetsförmedlingen.

Isbaheysiga Xisbiyada Dalka ayaana doonaya in ay xiraan Xafiiska Shaqada Hadii ay ku guuleestaan Doorashada dhawaan dhaceysa.

Sida uu shaaciyay Joornaalka Dagens Nyheter ilaa Afar Xisbi ayaa qaatay go.anka la xiriira xiritaanka Xafiisla Shaqada.

Waxay Xisbiyadan isku raaceen in la sameeyo shirkado yar yar kuwaasi oo qabta shaqada Xafiiska Arbetsförmedlingen.

Ilaa 14,000 kun ayaa lagu sheegay in ay ka shaqeeyaan Xafiiska Shaqada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here