Home News in English Hay.ada iskuulada ee Skolverket oo Cadeysay in Caruurta loo diro cashiro adag...

Hay.ada iskuulada ee Skolverket oo Cadeysay in Caruurta loo diro cashiro adag oo guryaha ah..

0

iyadoo ay jirto dhibaato xoogan oo dhanka cashirada caruurta ee loogu diro guryaha ayaa arintaasi waxaa markii ugu horeesay shaacisay laanta iskuulada sweden qaabilsan ee Skolverket.

Madaxda laanta ee dhanka cashirada caruuraha Peter Fredriksson ayaa cadeeyay in caruur badan loo dhiibo cashiro  kuwaasi oo adag.

Hay.ada ayaa hada bilaabeysa wax ka badalka qorshahan kaasi oo sameyn xoogan yeeshey sida uu sheegay Peter Fredriksson.

dhawaan baritaan ay sameesay laanta Ekot ayaa lagu sheegay in cashirada loo diro caruurta ay ku adagyihiin xataa dadka kasoo baxay jaamacadaha.

arintaasi ayaa keentay in caruur badan ay ka tagaan waxbarashada marka ay ku dhibaatoodaan cashirada loogu soo diray guriga.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here