Home Wararka Maanta Fanaanada Caanka ee Reer Sweden Barbro ”Lill babs” oo 80 sano jir...

Fanaanada Caanka ee Reer Sweden Barbro ”Lill babs” oo 80 sano jir ku geeriyootay maanta..

0

fanaanada caanka ee kasoo jeeda Dalka sweden Barbro ”Lill babs” Svensson ayaa geeriyootay iyadoo jirta da.da 80 sano jirka ah.

fanaanada ayaa maanta ku geeriyootay isbitaalka waxana la shaaciyay geerideeda.

Barbro ayaa soo caanbaxday sanadkii 1950s. waxana albunkeeda ugu horeeyay ee heesaha ay soo saartay sanadkii 1954.

Heesteeda ugu caansan ee ugu horeesay waxaa lagu magacaabaa ” Är du kär i mig ännu
Klas-Göran? ” waxay soo saartay 1959.

fanaanada ayaa ka soo muuqatay filimaan badan iyo waliba goobo badan oo lagu qaaday heeso hase yeeshee maanta ayaa lagu dhawaaqay geerideeda..

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here