Home Wararka Maanta Digniin Baraf iyo Dabeylo xoogan oo laga rajeynayo qeybo kamid ah Sweden.

Digniin Baraf iyo Dabeylo xoogan oo laga rajeynayo qeybo kamid ah Sweden.

0

Sida ay shaacisay Hay.ada dhanka cimilada u qaabilsan Dalka sweden waxaa la rajeynayaa Baraf xoogan kaasi oo ku dhafandoono qeybo kamid ah Dalka.

Hay.ada oo marka magaceeda loosoo gaabiyo loo yaqaanoSMHI ayaa intaasi ku dartay in maanta oo isniin ah uu barafka kasoo gudbay isla markana ku da.ay koonfurta Skåne isagoo u soo gudbidoona gobolada Öland iyo Gotland, waxana dhici karta in uu noqdo baraf qoyan oo dabeela wata.

Barafka ayaa u gudbidoona dhanka waqooyi bari isagoo gaaridoona ilaa 5-10 centimeters waana golada Kalmar , Öland iyo Gotland sida warbixinta ku cad.

Qoraalka kasoo baxay Hay.ada saadaasha Cimilada ayaa ka dhigan in bisha April lagu jiridoono Vinterka ama jiilaalka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here