Home Wararka Maanta Xisbiyo kale oo ku biiray Mamnuucida Cabista Sigaarka ee Goobaha Muhiimka..

Xisbiyo kale oo ku biiray Mamnuucida Cabista Sigaarka ee Goobaha Muhiimka..

0

Dowlada Sweden ayaa dooneyaa in sharci daro lagu tilmaamo Cabista Sigaarka goobaha Muhiimka sida Banaanka goobaha la fadhiisto ,meelaha lagu sugo Basaska , goobaha lagu ciyaaro iyo Waliba Goobaha Tareenada.

Xisbiyo badan oo ku jira Barlamaanka ayaa arintaasi kasoo horjeeda waxana ay badaleen go.anka ay kaga soo horjeedeen Sharcigaasi.

Xisbiyada kala ah Moderaterna iyo Centerpartiet ayaa ku biiray Qorshaha dowlada ee lagu mamnuucayo sigaarka lakin waxay doonayaan in meelaha qaar la ogolaado.

Go.anka Cusub ee Xisbiyadan ayaa u dhiganta in Barlamaanka uu u codeendoono Haa in la Mamnuuco cabista sigaarka ee goobaha lagu ciyaaro, goobaha Basaska istaagaan, meelaha lagu ciyaaro iyo wali Goobaha tareenada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here